Dhageyso:-DFS oo shaacisay in la qarameeynayo Kooxda Macawiisley

0
11

Taliye ku xigeenka Ciidanka xoogga dalka Sareeyo Guuto Maxamed Cali Bariise ayaa Tuulada Xaaji Cali ee gobolka Shabellada dhexe kula hadlay dhalinyarada macawiisleyda deegaanka ee isu taagay si ay ula dagaalamaan Al-Shabaab.

Taliyaha oo ay garab taagnaayeen Saraakiil kale ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay garab taagan tahay Dhalinyarada Macaawiisleey,isla markaana la qarmeyn doono.

Waxaa uu ku amray taliska qeybta 27aad ee Ciidamada xoogga dalka inay garab istaagaan Dhalinyarada macaawiisleey ilaa iyo inta Dowladda Soomaaliya ay ka diyaarineyso qorshihii lagu qarameyn lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here