DHAGEYSO: Danta Itoobiya Ugu Jirto Midowga Soomaaliya & Soomaaliland

0
5

Waa Hubaal in Talaadada Isbuucaan ay dad badan indhaha kuwada hayaan Shirka ka dhacay Jabuuti oo Madaxda Dawlada Soomaaliya & Kuwa Soomaaliland ay isku arki doonaan.

Waxaan idiinla wadaageynaa warbixin ku saabsan waxa laga filan karo Shirkaasi iyo Ahmiyada ay leedahay in mar kale heshiiyaan Gobollada Wuqooyi iyo Koonfur Soomaaliya.

Dawlada Federaalka ayaa raadinaysa wax kasta oo ay ku heli karto guusha dib usoo laabashada Xukunka oo dedaal ay ugu jirto.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxay sheegtay in shirka Jabuuti uu faa’iido u keeni doono Soomaalida oo dhan Ee isha ku heysa wixii soo bixi doona.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here