Dhageyso Dalxa:-“Madaxda DFS iyo Kuwa Mucaaradka Faragalinta Haka Daayaan Doorashaddda

0
14

Iyadoo muran xoogan uu ka taagan yahay in doorasho ay ka qabsoonto dalka sidoo kalana muran xoogan uu ka tagan yahay nooca doorasho somaliya ka dhici doonta ,marka la gaaro 2021-ka.

Shalay waxa heshiis ka kooban 5-qodob ku gaaray magaaladda Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynayaashii Hore.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan golaha shacabka oo la hadlay Warbaahinta  ayaa waxa uu ugu baaqay dhinacyadda ku howlan ka hadalka doorashooyinka ka dhacaya dalka soomaliya in faragalin lagu sameynin hey’adaha awooda u leh nooca doorasho ee dalka ka dhaceso in ay Go’aamiyaan.

Waxa uu sheegay guddiga madaxa banaan ee xududaha  ee dorashoyinka qaran ee somalia in ay soo Diyaariyaan sharciga iyo qaabka doorashada ay u dhaceso  islamarkaana baarlamankuna ay meel mariyaan ama ay diidaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here