DHAGEYSO:-Dagaal Ka Dhacay Duleedka magaalada Kismaayo & khasaraha ka dhashay

0
8

Duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa maalmahan ka dhacayay dagaal u dhaxeeya laba beelood oo isku haysta dhul 25km galbeed kaga toosan Kismaayo.

Inta la ogyahay 5 qof ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay dagaal  dhacay, iyadoo tirade guud ee dagaalladan ku geeriyootay ilaa iyo haatan la sheegayo im ay gaarayso 8 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here