DHAGEYSO:-Ciidamada DFS Oo Howlgallo Ka Sameeyey Muqdisho

0
8

Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgallo ka sameeyey degmooyinka Wadajir, Dharkenley iyo Kaxda ee gobolka Banaadir.

Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa hoggaaminayey taliyaha qeybta Galbeed, Yuusuf Xundubey.

Wararka ayaa sheegaya in u jeedka howlgalladaasi uu ahaa kuwa looga hortagayey falal amaan dari oo maalmihii la soo dhaafay ka dhacayey xaafadaha degmooyinkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here