DHAGEYSO:-Bukaan ka caafimaadey Xanuunka Covid 19 Oo Bixiyay Waraysi Xiiso Badan

0
18

Bashiir Qaasim Maxamed oo ah wiil dhallinyaro ah oo IsbitaalkaMartiini ee magaalada Muqdisho la jiifa xanuunka Covid 19 oo waraysisiiyay Radio Daljir ayaa sheegay in xaaladdiisa caafimaad ay tahay mid wanaagsan ka dib markii ay dhaqaatiirta la tacaaleen xaaladdiisa waxaana uu xusey in hadda ay u harsan tahay in markale Tijaabo laga qaado

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here