Dagaal xoogan oo u dhaxeeya laba Maleeshiyo beeleed ayaa shalay waxaa uu markale ka qarxay Deegaanka Furinta-foore Ee Waqooyiga Gobolka Gal-gaduud uu la wadaago dalka Itoobiya.
Maleeshiyaadka dagaalamaya ayaa isku adeegsanaya hubka noocyadiisa kala duwan, iyadoona la soo warinayo in khasaaro xoogan uu ka dhashay dagaalkaasi