DHAGEYSO:-Beelaha ku dagaalamaya galbeedka Kismaayo oo baaq nabadeed lo diray

0
14

Ku dhawaad 14 qof ayaa ku dhintay dagaal beleed shalay ka dhacay Galbeedka Magaaladda Kismaayo,kaas oo ku salaysan Muran dhinaca dhulka ah.

Imaam Rashiid Guure oo kamid ah Waxgaradka Jubbaland ee kismaayo ku sugan oo Radio Daljir la hadlay ayaa ugu baaqay dhinacyada dagaalamaya inay xabada joojiyaan oo ay baajiyaan dhiga daadanaya Nabada ka shaqeeyan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here