Dhageyso Askari xabad sigaar ah ku dilay nin da, ah Muqdisho

0
14

Askari ka tirsan illaalada Guddoomiyaha Degmada Shangaani, ayaa goor dhaw wuxuu Isgoyska Umbulutooriyada ku dilay nin miis ku iibinaayay goobtaasi.

Ninka miiska iibinaayay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cumar wuxuu ahaa nin da, Askariga ayaa ka dalbaday Sigaar ka dibna siiyay lacag jeex jeexey markii uu diidayna xabad ku dhuftay.

Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa dalbaday in Caddaaladda la horkeeno Askarigii falkaasi geystay oo ay qabteen Ciidanka Booliska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here