DHAGEYSO:-Abdullahi Farah Weheliye”Waxaan Rabnaa Galmudug lawada leeyahay”

0
5

Waxaan xalay uga dhawaaqay Caasimada DG Galmudug ee Dhuusamareeb inaan ahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug 2020-2024. Sidaas waxaa yiri musharaxa xilka madaxweynaha galmudug Abdullahi Farah Weheliye

Hoos ka dhageyso codka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here