Dhageyso 7-Nin oo Gabar ku Kufsaday degmada Balan-balle ee Gabalka Galgaduud+ Cod March 24, 2020 0 10 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Linkedin Viber Guddoomiyaha Degmada Balan-balle Jaamac xayle oo Warbaahinta wareysi gaar ah siiyay ayaa xaqiijiyay in falkaani uu ka dhacay degmada, ayna gacanta ku dhigeen raggii falka geystay. Hoos ka dhageyso hadalka Guddoomiyaha