Xilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in wasiirka wasaarada arimaha Gudaha iyo dibuheshiisiinta dowlada federalka Somaliya kusoo wajahan yahay magaalada dhuusamareeb ee xaruunta maamulka galmudug.
Ujeedka iyo wixii kusoo kordha dib ayaan idin kaga soo gudbin doonaa.