Deni oo toddobaad ka dib lagu arkay fagaareyaasha (SAWIRRO)

0
6

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si lama fillaan ahayd loogu arkay, isagoo kormeeraya Cadduun Plaza Hotel, oo laga hirgeliyay Magaalada Garoowe.

Maalmihii ugu dambeysay ayay dadku isla dhex marayeen in Madaxweynuhu la xanuunsanayo xanuunka COVID-19 ee fayriska Corona uu keeno.

” waxaan booqday Hotelka Cadduun Plaza oo laga hirgeliyay Garoowe, halkaasi oo aan kula kulmay qaybaha kala duwan ee bulshada.” Ayuu yiri Madaxweynaha.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in uu dhiirigelinayo dadka reer Puntland ee dalka dib ugu soo laabtay, si ay maalgashi ugu sameystaan.

“Waxaan dhiirigelinayaa ganacsatada reer Puntland ee dalka ku soo laabtay, si ay u maalgashtaan.” Ayuu yiri Madaxweyne Deni oo warkan ku sheegay bartiisa Facebook.

May be an image of outdoors
May be an image of 5 people, people standing and indoor
May be an image of 4 people and people standing
May be an image of 2 people, people standing, people sitting and indoor
May be an image of 2 people, beard and people standing
May be an image of 2 people, people standing, wrist watch and indoor
May be an image of 2 people, people standing and indoor
May be an image of 2 people, people standing and indoor
May be an image of 2 people, people standing, wrist watch, eyeglasses and indoor
May be an image of 2 people, beard, people standing, wrist watch and indoor
May be an image of 2 people, people standing and indoor
May be an image of 1 person, sitting and indoor
May be an image of 1 person, sitting, wrist watch and indoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here