DEGDEG:Dagaal xoogan oo ka dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho.

0
14

Gadaal xoogan oo laysku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa waxa uu ka dhacay Deegaanka Xaawa Cabdi ee Duleedka Magaalada Muqdisho.

Dagaalkaa ayaa waxa uu u dhexeeyay Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaalia iyo Dagaalamayaasha Al-shabaab waxaana Dagaalkaa ka dhashay Khasaara kala duwan waxaana Dadka deegaanku soo sheegayaan in ay maqlayeen daryanka Rasaas culus.

Dadka Deegaanka ayaa waxa ay bilaabeen in ay barakacaan waxaana la faarujiayay Xaafadaha ka agdhow halka uu Dagaalku ka socdo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here