Deg Deg Shiiq Shakir oo loo doortay madaxweynaha Galmudug

0
4

wararka ka imaanaya magalada dhuusamareeb oo caasimad u ah galmudug ayaa sheegaya In xildhibaano gaaraya 69 xildhbaan oo lasheegay in ahlusuna soo xuleen ayaa doortay hogaamiya Galmudug.

wararka ayaa tibaaxaya in madaxweyne loo doortay sheeq Axmed Shaakir,oo ah hogaamiyaha kooxda Ahlusuna Waljameeca.

Galmudug waxaa wili katagan muran hareeyay geedi socodka hananka doorasho ee deeganadaasi, ahlusuna oo kolkii hore karaali aheyd qorsha dowlada ay ku dhiseysay Madaxda Galmudug haddase waxa ay umuuqata in gabi ahaanba ay kasoo horjeesatay nidaamka doorasha ee hadda kasocda magalada dhuusamareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here