Deg Deg . Qarax lala eegtay kolonyo uu lasocday Madaxweyne Farmaajo

0
22

ila wareedyo kusugan Xaafada Ali Kamiin ayaa Tebiyenews.com u sheegay in qarax xoogan lala eegtay gawaarida galbineysay Madaxweynaha JFS Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo .

ilaa hada cidna ma sheegan weerarkaasi loo adeegsaday qaraxa balse qaraxyada inta badan ka dhaca Muqdsiho waxaa geesta kooxda argagaxisada alshabaab .

Sido kale  lama oga qasaaraha dhimasho & dhaawac uu geestay weerarkaas balse wararkeena danbo ayaan wixii so kordho kusoo gudbin doona.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here