(Deg Deg) “Akhriso” DF oo hakad gelisay howl maalmeedka shaqaalaha sababo la xiriira Covid-19

0
12

Dowladda Federaalka JFS ayaa hakad gelisay dhammaan howl maalmeedka shaqaalaha iyadoo tixgelineysa bad qabka shaqaalaha dowladda Federaalka iyo dhammaan bad qabka ummadda Soomaaliyeed.

Warqadda ayaa lagu sheegay in ilaa amar danbe hakad la geliyay howl maalmeedka shaqaalaha dowladda sababa la xiriira caabuqa COVID-19.

Waxaa sidoo kale la wargeliyay in dhammaan hay’adaha Dowladda iyo shaqaalaha ay yareeyaan isu imaatinka ilaa amar danbe isla markaana waxaa lagu amray shaqaalaha in aay guryahooda ka shaqeeyaaan.

RW Xasan Cali Kheyre ayaa shalay lagu arkay astaamaha caabuqa coronavirus, taasoo keentay in la geliyo karantiil inta laga ogaanayo in uu qabo caabuqa COVID-19 iyo in kale

Halka Hoose ka akhriso warqadda amarka Dowladda Federaalka 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here