DAAWO:-Xildhibaanada Cusub Ee Koonfur Galbeed Oo La Dhaariyay

0
13

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG  u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Munaasabad lagu dhaarinayay Xildhibaanada Cusub ee Koonfur Galbeed, kuwaasi oo dhawaan lagu dhawaaqay.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Maxkamadda Koonfur Galbeed, Guddigii qaban-qaabiyay soo xulista Munadayaasha iyo xubno kalee , waxaana Maanta la dhaariyay 94 Xildhibaan oo ku sugan Baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here