Daawo Wasaaradda Awqaafta & Diinta XFS ayaa go’aamiyay in la fasaxo goobaha barashada dugsiyada Covid-19

0
12

Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta XFS iyo Culimada Soomaaliyeed ayaa go’aamiyay in la fasaxo goobaha barashada Diinta,dugsiyada iyo Mowlacyada,islamarkaana dadweynaha kula taliyay in guryahooda ay ku cibaadaystaan,si looga taxadaro faafitaanka Covid-19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here