Tebiyenews media Group oo hambaliyo udirey dhammaan shacabka soomaaliyeed ee muslimka ah, waxaana urajeyneynaa in ciidaan ciideeda kuwada gaarno nabad iyo barwaaqo.
Dhanka kale Tebiyenews oo ah warbaahin madax banaan runtana aanu ka gaban waxey akhristiyaasheeda ka haqabtiri doontaa dhammaan xogaha siyaasadeed ee qarsoon iyo xaalada dalku uu maariyo waxaana, sidoo kale soo gudbin doonaa faanqeynta siyaasadaha isdiidan ee dalka
Hambaliy dhamaan umadda muslimiinta gaar ahan umada soomaaliyeed meel kasto aad dunida ka joogtaan TEBIYENEWS MEDIA GROUP waxey u rajeynayaan nabad iyo barwaaqo soomali oo dhan.