Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Imaaraadka Carabta ay lacag badan siisay madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, kana shaqeynayo burburinta maamulka iyo abaabulka dagaal qabiileed.
HOOS KA DAAWO: