Waxaa gordhaweyd geeriyooday wiilki bajaajlaha oo uu dhaawacay askari ka tirdan Ciidanka booliska Soomaaliya.
Ehelada Marxuumka ayaa ii xaqiijiyay geeridiisa, waxaana la dhigay meydka Isbitaal Madiina.
Marxuumka waxa lagu magacabijiray Faarax Mahad.
Sababta askariga wiilka Bajaajlaha uu xabada ugu dhuftay ayaa dadka waxa ay ku sheegeen inay aheyd Biyo Wasaq ah oo Taayarka Mootada ay ku firdhisay askariga, taasina uu ka xanaaqay askariga.
Dhacdadan waxa ay ka dhacday iskuulka Dhagaxtuur, wadada ka dagata Isgoyska Dabka ee aada dhanka Isgoyska Bakaaraha