Ciidamada Jubbaland Oo Howlgal Ka Wada Duleedka Magaalada Kismaayo

0
21

Ciidamo ka tiraan maamulka Ayaa maanta Markale Howlgalo waddo Deegan Dullelka Ka Magaalada Kismaayo ee Gobolka J/hoose.

Howlgaladaan Ayaa la xariira Howlgalo Ciimdamada Dowled Gabaleedka Jubbaland Ay Shaley Ka Fuliyeen Deegaano Ka Tirsan Gobolka Jubba Hoose
Kaasi Oo Ay Guulo Ka Sheegteen,isla markaana Saraakiisha Ciidamada Hogaaminayay ay sheegeen in ay ku dileen
Xubno Ka mid ka mid Ah Al shabaab.

Wararka aanu Maanta Ka heleeyno Gobolka J/Hoose Ayaa Sheegaya in Ciidamada maamulka jubbaland Ay Dhaqdhaqaayo Xoogan Ka Wadan Halkaasi iyadoona
Dadka Deegaanku Ay inoo Sheegeen in ay arkayeen Ciidamada Maamulka Jubbaland Oo wata Gaadidka Dagaalka.

Muddoyinkii Ugu Dambeyay Ciidamada Maamulka Jubbaland Ayaa Xoogjiyay
Howlgalada Ay kawadan Deegaanda
Maamulkaasi iyagoona Horay Madaxweynha maamulkaa uu ugu Dhawaqay Howlgalada ka Dhanka Ka Ah Al Shabab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here