CIIDAMADA AMNIGA PUNTLAND OO BURBURIYEY GODAD AY SAMEETEEN ALSHABAAB.

0
21

GAROWE(TEBIYENEWS)-Ciidamada amniga dowlad goboleedka Puntland ayaa burburiyay fariisimo iyo godad ay Alshabaab ku kaydsan jireen rasaasta iyo raashinka,Howlgalkaan ayaa si gaar ah uga dhacay buurlayda Calmadow iyo deegaanada Dhagaxdhaabur, Madarshoon iyo Ceel Qaraar.

afhayeen u hadley ciidan howl galka saneeyey ayaa sheegey in ay sii wadi doonaan ugaarsiga alshabaab waa sida hadalku udhigaye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here