CIID WANAAGSAN: Tebiye News oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysa munaasibadda Ciidul Adxaa

0
4

Maamulka, qorayaasha, shaqaalaha iyo dhamaanba howl-wadeenka Tebiye News waxay hambalyo ku aaddan Ciidul Adxaa u dirayaan dhamaanba shacabka Muslimiinta guud ahaan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxaan sanadkan sanadkiisa kale umadda Soomaaliyeed u rajaynaynaa inay ku gaaraan caf, caafimaad, nabad, barwaaqo iyo baraare ay dhibka uga raystaan. Amiin amiin.

Tebiye News

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here