C/weli Gaas Oo Si Kedis Ah Ula Kulmay Qoor qoor & Kulankii Dhacay Nuxurkiisa

0
3

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor qoor) ayaa waxa uu maanta kulan kula qaatay Magaalada Gaalkacyo inta uusan ka tegin Madaxdii hore Ee Galmudug iyo Puntland.

Kulan si kedis ah loo sheegay inuu udhacay ayaa waxa isku arkay Madaxweynihii hore Ee Puntland Siciid Cabdullaahi Dani iyo C/qeyb diid Madaxweyihii hore Ee Galmudug.

C/weli Gaas ayaa ku amaanay doorka Axmed Qoor qoor Ee Nabadeynta uu ka dhex wado Gaalkacyo iyo isbadelka deg dega ah uu la yimid.

Waxa uu qoor qoor sheegay inuu waaya aragnimadiisa Prof Gaas uu la wadaago maamulkiisa uuna soo dhaweyn doono fikradaha Siyaasiga uu ku biirinayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here