BAYDHABO(TEBIYENEWS)-MAXADWEYNAHA MAAMULKA KOONFUR GALBEED OO MAANTA LIXBILOOD JIRSADE AYAA DURBA WAXAA SOO BAXAYA ARIMO CAJIIB AH.

0
37

Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee dalaka Kenya ayaa sheega in shir xasaasi ah maanta ay ku yeesheen siyaasiyiin kasoo jeeda deeganaanada koonfur galabeed soomaaliya kuwaas oo lasheegey in ujeedada kulankooda yahay sidii ay mooshin ugugubin lahaayeen madaxweynaha curdunka ah ee koonfur galbeed.

Maanta oo ah 19 may ayaa lasheegey in madaxweyne laftageen u buuxsantay mudo lix bilood ah, mudanan ayaa waxaa lasheegey in dastuurka koonfur galbeed ogol yahay in wixii lix bil kabadan madaxweynaha laga gudbin karo mooshin.

Wararka qaar ayaa sheegaya in kulanka Nairobi kadhacey qadka telefoonka ugu qeyb galeen wasiiro iyo xildhibaano jooga magaalada baydhabo.

Si kastaba ha ayaatee madaxweynaha maamulka koonfur galbeed ayaa u muuqda mid dhex dabaalan doona khilaaf iyo isjiidjiid halka uu kudhamaado la ogeyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here