Wareegto maanta kasoo baxdey xafiiska madaxweynaha maamulka koonfur galbeed ayaa lagu shaaciyey 3 wasiir dowle kuwaas oo kala ah wasaarada arimaha gudaha, wasaarada maaliyada iyo wasiirka madxtooyada.
Magaabis ayaa kusoo began tey xilli uu madaxweynaha kusii jeedo dalka sacuudiga si uu usoo cim iyeeysto.
Akhriso wareedtada lagu magacaabey wasiiru dowlayaasha.