BAYDHABO(TEBIYENEWS)–LAFTAGREEN IYO ODAYAASHA DHAQANKA OO ISKU AFGARAN WAAYEY SII DEESMADA ROBOW IYO LAFTA GAREEN OO 2SHURUUD KU XIREY RABOW.

0
29

Wararka ka imaanada magaalada baydhabo ayaa sheegaya in ay maanta kulan xasaasi ah ay yeesheen odayaasha dhaqanka koonfur galbeed iyo madaxweynaha koonfurgalbeed mudane Cabdi casiis Xasan Maxmed.

Kulan ayaa looga Hadley labo arimood oomuhiim ah, kuwaas oo kala ahaa 1. In odayasha iyomaamulka yeeshaan wada shaqeyn dhowislamarkaana uu ku warqabi doono maamulkiisa qadobkaan ayaa lasheegey in odayasha dhaqanka ay soo dhoweeyeen waxaana lasheegey in qodobka 2aad oo ahaa sii deynta Roobow.

Qodobka 2aad ayaa lasheegey in odayaasha ay soo jeediyeen kiiska roobow, waxaana madaxweyne laftagareen ka war bixiyey qaabka ugu fudud ee xuriyadiisa ku heli karo.

Shirka oo albaadaba u xirnaa ayaa lasheegey in MR. Laftageen uu soo jeediyey labo arimood waa hadii laga dhaadhicin karo roobow xuriyadiisa ku heli karo.

Arinta 1aad oo uu soojeediyey ayaa ah in roobow wadan 3aad lageeyo sida Turkiga ama Qadar, qodobka 2aadna in uusan mucaaradin xukuumada soomaaliya ama uu dageeyo ama ka aamuso ayuu yiri laftagerrn.

Odayaasha dhaqanka ayaa lasheegey in ay arintaas ku adkaatey balse dalbadeen in shuruud al’aan xuriyadiisa lasiiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here