Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo kormeer ku tagey Qaar ka Mid ah Xaruumaha wasaradaha kgs.
Kormeerkan Shaqo Maanta Uu Sameyey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Kg Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen Ayaa Ahaa Mid Uu Ugu Kuura Galayey Habsame Usocodka Shaqada
Waxana ugu horeen Kormeer Uu Ku Tagay Xaruunta wasaradda Ammniga kgs halkaasi oo yaala Gawaari Cusub Oo Dhowaan Lasoo Siiyey Dowlad Goboleedka Kg Kuwaasi Oo la rabo in Bulshada Iyo Dowladda Loogu adeego
dhanka kale Madaxweynaha ayaa waxaa uu Kormeer ku tagey Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga Iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlad Goboleedka Kgs
Madaxweynaha Ayaa Intaa Ka Dib Mid Mid Ubooqday Qeybaha Ay Ka koobantahay Wasaaradda Isagoona Habsame Usocodka Shaqada Uu Ka Wareystay Wasiirka Qorshaynta Iyo Shaqaalaha Wasaaradda
Kormeerkan Ayaa Ahaa Mid Madaxweynaha Kg Uu Ku Ogaanayey Sida Ay Usocoto Shaqooyinka Loo hayo Shacabka kgs .