Wararka ka imaanaya magaalada berdaale oo katirsan gobolkan Bay ayaa sheegaya in seqdii dhexe ee caawa weerar culus lagu soo qaadey.
Dadka deegaanka ayaa kasoo waramaya in dagaalka dhoor jiho halmar kabilowdey.
Waxaana dagaalka udhaxeeyaa ciidamada ethiopia iyo alshbaab.
Dagaalka xoogiisa ayaa hada uwareegey dhanka airport ka magaalada waxaana la maqlayaa dhawaqa rasaas xoogan.
Dagaalka wili wuu socdaa waxaana la ogeen qarsaaraha uu geestey
Wixii kusoo kordha dib ayaan idinkasoo gudbin doonaa