Bandow lagu soo rogay Boosaaso

0
6

Maamulka Puntland ayaa bandow kusoo rogay Magaalada Boosaaso xarunta gobolka Bari.

Bandowga ayaa socon doona Muddo 15 Cisho ah, waxaana dadka lagu amray in aysan guryahooda kasoo bixin.

Bandowga ayaa bilaaban doona maalinta berri ah, waana 5:00 Subaxnimo ilaa 6:00 Maqribnimo guud ahaan la joojiyay isku socodka Magaalada Boosaaso.

Guud ahaan goobaha ganacsiga ayaa la xiri doona sidda maamulka sheegay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here