BAARLAMAANKA SOOMAALIYA KADOODEY AJANDO MUHIIM AH

0
10

Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa Maanta yeeshay kulankoodii 3aad ee Kalfadhiga 6aad.
Waxaana shir gudoominayay Kusimaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali Ibraahim Sheikh Muudey.

Ugu horeyntii Guddoomiyaha ayaa Xildhibaanada ka Codsaday in ay Ansixiyaan Ajandaha kulanka.

Ajandayaasha Kulanka ayaa ahaa

  1. Akhrinta 1aad Axdiga ilalinta Hanti- Dhaqameedka Xiliyadda Colaada
    2.Akhrinta 1aaad ee ka mid noqoshada Hay’ada Damaanad qaadka Maalgashiga Darafyada badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here