Axmed Madoobe oo Odayaasha Afmadow hor-dhigey qorsha uu la damacsan yahay

0
9

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan Degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku nool Magaalada Afmadow,iyaga oo ka wada hadley Arrimo dhowr ah.

Axmed Madoobe wuxuu ku amaanay Odayaasha dhaqanka DegmadaAfmadow doorka ay kaga jiraan Midnimada iyo wada Noolaanshaha Bulshada,isaga oo ugu baaqay inay taasi sii adkeeyaan.

Axmed Madoobe ayaa Odayaasha u sheegay in degmada Afmadow u baahan tahay in wax badan laga qabtos,ida dhisida Isbitaalka iyo Arrimo kale oo muhiim ah una baahan tahay degmadaas.

Waxaa uu sheegay in ka Axmed Madoobe ahaan in loo baahan yahay inay isku xirnaadaan,Ciidamada,Shacabka Odayaasha dhaqankana la Shaqeeyaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here