Axmed Madoobe Oo Magacaabis Sameeyey

0
8

Hogaamiyaha Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magacaabay guddiga qaban-qaabada aaska wasiirkii wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee maamulkaasi oo dhowaan ku geeriyooday Hindiya.

Guddiga ayaa ka kooban 7 xubnood oo iskugu jira madaxwayne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland, Wasiiro, ganacsato iyo odayaasha dhaqanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here