Axmed Madoobe Oo Deg deg u gaaray Dhuuso mareeb Farmajo Kadib

0
9

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Maqribkii gaaray Magaalada Dhuusomareeb ee Caasimada Galmudug.

Waxaa Madaxweynahu uu Safar Dhulka ah kaga baxay Magaalada Cadaado isagoo sii maray deegaano kala duwan halkaas oo dadweynaha ku nool ay Madaxweynaha soo dhaweeyeen.

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam waxaa uu Magaalada Dhuusomareeb u yimid ka qaybgalka shirka Dowlada Dhexe iyo Dowladaha Xubnaha ka ah kaas oo dhawaan ka furmaya Magaalada Dhuusomareeb ee Caasimada Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here