Axmed Karaash oo safar deg deg ah u ambabaxay Turkiga

0
5

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan, ayaa oo Khamiis ah Safar ugu baxay Magaalada Ankara ee Caasimadda Waddanka Turkiga.

Madaxweyne ku xigeenka waxaa Garoonka Diyaaradaha Garoowe ku sii saagootiyay qaar kamid ah Mas’uuliyiinta Golayaasha Dowladda, saraakiil ka socotay Madaxtooyada iyo xubno ka tirsan Xafiiskiisa.

Wararka ayaa sheegaya in ujeedka  Safarka Madaxweyne ku xigeenku la xiriiro baaritaan  Caafimaad oo caadiya, kaas oo uu mararka qaar ku tego dalka dibaddiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here