Awoodaha Qarsoon ee Dowlada MD Farmaajo

0
56

wax ka ogow Raga ugu awooda Badan Dowlada MD Farmaajo ee loo yaqaano Milkiilayaasha iyo Reeraha Ay kasoojeedaan.

warbixintaan waxaan ku eegi doonaa Shaqsiyaadka Ugu Awooda Badan Xukuumada Nabad iyo Nolol ee uu hogaaamiyo Madaxweyne Farmaajo kuwaas oo isugu jira shaqsiyaad Magacooda iyo Muuqooda layaqaano iyo kuwa laga yaabo in aad hore umaqal iskana Qariya Saxaafada Balse Awood ahaan kasareeya kuwa badan oo lamoodo in ay awood leeyihiin.

Shaqsiyaadka ugu Awooda Badan Dowlada Nabad Iyo Nolol Waa afar Qof waxeyna kala yihiin:-

1- maxamad abdullahi farmaajo Maxaweynaha Jamhuuriyada Federalka Waa marexaan hoyadiina waa Dhulbahante waana shakhsiga 1aad ee ugu awooda Badan.
2-Fahad yaasiin xaji Daahir Teliyaha Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranla Waa Reroow Xasan
Hoyadiina waa laylkase waana Shaqsiga 2aad ee heesta awood Dowlada.

3- Abdalla Daahir  oo loo yaqaano Abdullahi dhere Teliyaha Hogaanka Dabagalka Siyaasyiinta Waa Dilaaga Qarsoon ee ugu halista Badan Dowlada MD Farmaajo wuxuuna u howl galaa Qaabka ay Alshabaab u howl galaan waa nin Ogadeen ah Hoyadii Isaaq ah, waa Ninka 3aad ee Heesta Awooda Dowlada wuxuuna Hogaamiyaa Ciidamada loo yaqaano Ilaalada Shacabka Howl gallada Qarsoon Fuliya.

Shakhsigan ayaa lasheegay in maalintii oo dhan aan la arag keliya madaxtooyada Soo gala Xiliga alHabeenkii ah isagoona madaxweyne Farmaajo Uqaabilsan Khaarijinta Shakhsiyaadka waana ninka madaxa looga dhigey Ololaha MD Famaajo Dhanka Amaanka.
4- Abdullahi adan -Abdullahi kulane marexaan
Hoyadii Xawaadle.

Afartaan nin ayaa ah kuwa go’aamiya Halka loo socodo.

lasoco qeybta 2aad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here