ARIN YAAB LEH: BOOSAASO OO MARTI GELISEY AMNI DARO IYO CIIDANKA AMAANKA BOOSAASO OO LASHEEGEY IN AY BARTILMAAMEED SADAAN DAD GAAR AH OO WAXBA GALABSAN.

0
29

Waraka ka imaanaya magaalada boosaaso ee xaruunta gobolka bari ayaab sheegaya saaka in ay ku waabariisatey howl gal aad u balaaran oo ay sameynayaan ciidamada maamulka Puntland kuwaas oo lasheegeyi in lagu baaraayo kooxo amni darada ka geystey magaalada boosaso.

Habeenkii xaley ahaa ayaa qaraxweyna lala eegtey gaariay wateen ciidanka amaanka Puntland waxaanalasheegey in ay waxyeelo kasoo gaartey labo askari oo kamid ahaa ciidankii saarnaa gaari qaraxa lala eegtey.

Magaalada boosaaso ayaa noqotey mid inta badan ka dhacaan falal lid ku ah amniga waxaana durba howl gal sameeya ciidamada amaanka hase yeeshee ciidanka amaanka puntland ayaa lagu eedeeyaa in ay howl galada kusoo qab qabtaan dhalin yaro xoogooda ku shaqeysta  oo kasoo jeeda deegaanada koonfurta oo halkaasi shaqo ujooga.

Ciidanka ayaa lasheegey in magaalada boosaas hadii ay falal amni daro kadhacaan ay baaritaan iyo howl galo kasameeyaan hal xaafad oo ay u badan yihiin dadka kasoo jeeda deeganada koonfura.

Arintaan ayaa lasheegey in kooxaxa dhibka geesta ay fursad unoqotey oo ay degaan xaafado aan labaarin eek amid ah magaalada boosaaso. udhacey���fd

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here