ARIN KU CUSUB MOGDISHO: CARUUR MAANTA KA HORTAGTEY QARAX LAGU XIREY GAARI, IYO CIIDANKA AMAANKA MOGDISHO OO AAD UGU RIYAAQEY

0
158

Afaafka hore shaleemo soomali oo ku taalla wadada mashquulka badan ee maka almukarama ee caasimada soomaliaya ayaa sheegya in saako arin mucjiso ah kacdhey kadib markii lasheegey caruur halkaasi gawaarida kudhaqda in ay kubqayliyeed xubin katirsan alshabaab oo gaari halkaasi yaaley kuxirayey.

Caruurta dan yarta ah oo kashqeysata meydhida gawaarida si ay nolashooda ugu maareeyaan ayaa lasheegey in ay arkeen ayagoo howl maalmeedkooda kujira ruux ku xiraya gaari waxyabaha qarxa, caruurta ayaa durba bilwdey in ay ku qayliyaan dhagar qabahan waxaana qayladhaanta kusoo gur madey ciidanka amaanka mogdisho oo ku sugnaa goob aan sidaasi ugu fogeyn.

Dhagar qabaha ayaa lasheegey in uu isku daey in uu baxsadey hayeeshee ciidanka amniga ayaa fursad usiin waayey oo durba isku xareereeyey, waxaana lagu soo waramayaa markii gacanta lagu dhigay in uu qarxey gaariga balse aanu geysan wax qasaaro nafeed ah.

Arintaan ayaa noqoneysa talaabo wanaagsan oo horey loo qaadey waxaana muhiim ah in shacabka soomaaliyeed ay lashaqeeyaan laamaha amaanka si looga hortago amni darada baahsan ee kajirta caasimada dalka mogdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here