ALSHABAAB OO QIRTEY IN KA CIIDANKA XOOGA SOOMAALIYA AWOOD SIYAADO AH LASOO BAXEY IYO SALDHIGYO LAGA BURBURIYEY GOBOLKA __

0
40

Wararka ka imaanaya magaalada Garba haarey ayaa sheegaya in ciidamada Xooga dalka soomaaliya, ay howl gal qorsheysan ka fuliyeen meel 19km kaxigta dhanka waqooyi  magaalada Garbaharey ee gobolka gedo.

Howl galka ayaa lasheegey in uu qaasaare lixaadka loo geystey kooxda nabadiidka ah ee alshbaab, teliya ciidanka lugta soomaaliya janaral Odowaa ayaa sheegey in howl gal ku uu qorsheysanaa isla markaana lagu baacsanaayey kooxda nabdiidka ah.

Dhanka kale ururka alshabab ayaa lagu soo waramayaa in ay walaac xoogan ka qabaan tayada ciidamada soomaaliya iyo dhaqdhaqaaqyada ay ka wadaan koonfurta soomaaliya, alshabaab ayaa waagii hore lasheegey in ay quusan jirtey ciidamada xooga dalka tayo la’aan awgeed balse hada ay sheegeen, in ciidamada soomaaliya ka dhib badan yihiin ciidamada aan soomalida eheen waa sida uu hadalka udhigey afhayeen u hadlaey kooxda nabdiidka alshbaab oo shri ay aheen ugu war bixiyey.  Nabdiidka Alshabab ayaa latacaalayey bilihii lasoo dhaafey weeraro toos ah iyo duqeymo lagu bartilmaamedsanayay saldhigyadooda waxaana hada hoos udhacey awoodii ay ku lahaayeen koonfurta soomaaliya. d

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here