Akhriso: warmurtiyeedkii laga soo saaray Shirkii wadatashiga qorshaha Qaran ee horumarinta Biyaha

0
5

Shirkii wadatashiga qorshaha Qaran ee horumarinta Biyaha ayaa maanta si rasmi ah ugu soo geba geboobay magaalada Muqdisho,kaasi oo u dhexeeyey wasaaradaha Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee heer Federaal iyo Heer Dowlad goboleed.

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Soomaaliya Marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh oo wasaaradeedu ay soo qaban qaabisay ayaa uga mahadcelisay wasiiradii ka socday dowlad goboleedyada dalka,sida wanaagsan oo ay uga soo qeyb galeen shirka iyo ka qeyb qaadashada habsami u socodkiisa,iyadoo madaxda dowlad goboleedyaduna ay ku ammaaneen xoojinta xiriirka kala dhexeeya dowlad goboleedyada dalka.

Halkan hoose ka akhriso: warmurtiyeedka oo dhameystiran

Press Statement- Som

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here