Akhriso: War cusub oo ka dhan ah Itoobiya & V/Somalia oo ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran

0
17

War-murtiyeed ay ku mideysan yihiin Madasha Xisbiyada Qaran, Xisbiga Wadajir, Isbabeysiga Xisbiyada Hiigsi iyo isbaheysiga isbeddel doonka 1-da luulyo ayaa lagu cambaareeyey xad gudubka ciidamada Itoobiya ee aan ka tirsaneyn AMISOM ka geystaan gudaha Soomaaliya iyo wakiilka midowga Africa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here