Akhriso:-Qaraxyo ka dhacay shabeelada hoose

0
5

Labo qarax oo nooca Miinada ah ayaa maanta waxaa ay ka dhaceen Maqaaxi Shaax lagu cabo oo ku taallo degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Wararka ayaa sheegaya in Maqaaxida ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Dowladda iyo dad shacab ah oo shaax cabayay.

Ugu yaraan hal askari iyo qof shacab ah ayaa ku geeriyooday qaraxyada, halka labo ruux oo shacab ahna ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen dadka deegaanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here