Ahmed Madoowe oo ku soo dhawayey Safiirka Qatar ee Somaaliya oo gaaray Kismaayo

0
54

Safiirka Qatar ee Somaaliya Xasan Xamza ayaa Goordhow gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee dawlad goboleedka Jubbaland.

Madaxweyne ku xigeenka koobaad Jubbaland  Maxamuud Sayid Aadan iyo xubno kamid ah golaha wasiiradda Jubbaland ayaa safiirka ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Sayyid Maxamad Cabdulle Xasan ee magaalada Kismaayo.

Safiirka ayaa la filayaa in uu xariga ka jaro mashaariic horumarineed oo ay dawladda Qatar Jubbaland ka hirgelisay inta uu ku suganyahay magaalada Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here