Dalka Itoobiya ayaa caawa guud ahaan kacsan kadib dagaal afgenbi u eg oo ka bilowdey halkaasi.
Maamulka amxaarada ayaa caawa lasheegey in afgenbi lagu sameeyey waxaana hada dagaalku kasodocdaa bartamaha magaalada Adisaba gaar ahaan guriga teliya guud ee dalka Itoobiya.
Wixii faahfaahin ah dib ayaan idinka soo gudib noodnaa