madaxweynaha soomaaliya ayaa ubax ku beery qaar kamid ah qubuurihii askartii itoobiya eeku dhintey dagaalkii soomaaliya iyo itoobiya
madaxweyne farmaajo ayaa lagu casuumey in uu kaqasoo qeyb galo baroordiiqa loosameynayey ciidankii itoobiya ee soomaaliya leysey.
mr. farmaajo ayaa kaamaradaha muuq baahiyaasha caalamka qabteen isagoo ku mashquulsan abuurida geedka oo uu ku beerayey qabri kamid ah qubuurihii, askartii itoobiya ee ka qeyb galey dagaalkii 77-kii.
madaxweyne farmaajo ayaan la ogeen sababta ku kaliftey in uu falkaas ku kaco, soomaali badan ayaa layaaban madaxweynaha soomaaliya in lagu shirqooley iyo in isaga doortey.
waxaana xusid mudan in dowlada itoobiya ay baahisey qariirad soomaaliya ka maqantahay taas oo markii danbe kusheegtey sir fakatey.