Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo saakay ilaa xalay ka socda Deegaano katirsan Gobolka Shabellada Hoose.
Ciidamo Katirsan Kuwa Dowlada Soomaaliya Iyo Kuwa AMISOM iyo Ciidamada deegaanada N,50, iyo Bariire ayaa lagu soo waramayaa in ay ku wajahan yihiin Deegaanka Awdhiigle ee Gobolka Shabellada Hoose,
Sarkaal ka tirsan Ciidamada Deegaanka Bariire ayaa inoo xaqiijiyay in ciidamadu ay u ruqaan sadeen Dhanka Deegaanka Awdhiigle ee Gobolka Shabellada Hoose.