Thursday, October 22, 2020

Dowladda Mareykanka oo taageertay dib u habeyn lagu sameeyo qeybaha amniga Soomaaliya

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay taageereyso dib u habeyn lagu sameeyo waaxda amniga Soomaaliya, taasi oo ay sheegtay inay mustaqbal...

Xaalada hoggaamiyihii mucaaradka Ruushka ee lasumeeyay oo soo hagaageeso.

Dhaqaatiirta ku sugan Jarmalka ee latacaalayso xaalada hogaamiyaha mucaaradka Ruushka ayaa sheegay in ay xaaladiisa soo hagaageeso lagana saaray Koomadii uu ku...

Madaxweyne Erdogan oo hanjabay u diray Giriiga

Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa sare usii qaaday hanjabaada uu u dirayo dalka Giriiga iyo Jasiirada Qubrus oo ay isku heystaan xaduuda...

Faransiiska oo 2 askari looga dilay hawlgal militari ee dalka Mali

Xukuumada France ayaa xaqiijisay in labo askari looga dilay weerar lagu qaaday ciidamadooda ku sugan dalka Mali. Weerarkan oo...

Turkey oo ku dhowaaqday ‘inuu waqti un naga xigo’ dagaal ay la gasho Greece

Madaxa Xisbiga Dhaq-dhaqaaqa Qaranka (MHP) ee Turki Devlet Bahçeli ayaa shaaca ka qaaday in dagaal ay la galaan Greece “uu waqti un...

Dowladda Masar oo Xabsiga Dhigtay Madaxii Ururka Ikhwaanul-Muslimiin

Mas’uuliyiinta dalka Masar ayaa Jimcihii sheegay in ay xireen ku-simaha hogaamiyaha Ikhwaanul Muslimiin, Maxamud Ezzat, mar ay weerareen...

Dabeylo ku dhufatay gobolka Louisiana & Madaxweyne Trump oo booqanaya (Sawirro)

Madaxweyne Trump ayaa lagu wadaa inuu maanta booqdo gobolka Louisiana iyo gobolka kale ee deriska la ah ee Texas, halkaas oo ay...

Imaaraadka Carabta oo qaaday xayiraaddii dhaqaale ee Israel

Warbaahinta dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in maanta uu madaxweynaha dalkaas ahna amiirka magaalada Abu Dhabi, Sheikh Khalifa bin Zayed Al...

Turkiga iyo NATO oo ka wada hadlay muran ka dhex taagnaa

Madaxweyne Erdogaan iyo Madaxa Ururka NATO oo kawadahadaley Khilaafka xoogan ee dhexeeya Giriiga iyo Turkiga. Madaxweynahad dalka Turkiga Rajap...

DF oo weerar culus ku qaaday xafiiska UNSOM, dalbatayna isbeddel lagu sameeyo

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya QM Abuukar Daahir Cusmaan “Abuukar Baalle” ayaa eedeyn culus u jeediyey islamarkaana ashtako ka muujiyey xafiiska QM ee...

Actor Caan ahaa oo geeriyooday iyo Waxa sababay geeridiisa oo la shaaciyay

Waxaa magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka ku geeriyooday aktar caan ka ahaa bulshada Madowga Mareykanka oo lagu magacaabayay Chadwick Boseman oo 43-sano...

Qaramada Midoobey oo Muddo kordhin u Sameysay Xafiiska QM Somalia UNSOM

Codbixinta maanta ee Howlgalka Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM) waxay muujineysaa dadaalka xoogan ee joogtada ah ee...

Golaha Ammaanka oo soo saaray qaraar ku saabsan Soomaaliya fariiina u diray DF iyo...

Golaha Ammaanka QM ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyey qaraarka 2540 (2020), kaasi oo muddo sanad ah ku kurdhiyey muddo xileedka xafiiska...

Turkiga oo dhoolatus militari sameenaya iyo Masar & Giriiga oo dhaq-dhaqaaq wada

Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in asbuuca soo socda ay Dhoolatus militari ku sameyn doonto bariga badda dhexe ee Mediterranean-ka, xili ay taagan...

Militariga Mali oo xabsiga kasii daayey Madaxweynihii la inqilaabay Ibrahim Keita

Ciidamada la wareegay xukunka dalka Mali ayaa khamiistii gelinkii danbe xabsiga kasii daayey Madaxweynihii ay inqilaabeen Ibrahim Boubacar Keita.