Dowlada Soomaaliya Iyo Hay’ada WFP Oo Heshiis Kala Saxiixday
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay wakiilka hay’adda WFP...
Weerar lagu qaaday saldhig ay Ciidamada Mareykanka ku leeyihiin Ciraaq
Labo ka mid ah diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka ayaa la burburiyay, xilli ay ku soo dhawaadeen...
Dowladda Mareykanka Oo Farriin Hanjabaad U Dirtay Saraakiisha Milateriga Suudaan
Deputy Secretary of State Antony Blinken testifies on Capitol Hill in Washington, Thursday, Sept. 29, 2016, before the Senate Foreign Relations...
Faahfaahin Dagaal Xalay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Iskahorimaad u dhexeeya ciidamada Booliska iyo koox burcad ah oo uu ku dhaawacmay taliye ku xigeenka saldhigga degmada Kaaraan Daa,uud Dalmar ayaa...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Magacaabaya Guddi ka kooban 5 Xubnood
Shirkii ay Muqdisho ku yeesheen Golaha Wasiirada Soomaaliyabxalay ayaa waxaa ay kaga hadlay dhacdadii todobaadkaan ka dhacday Gudaha Villa Somalia ee la...
Golaha Wasiirada Oo Cambaareeyay Isku Daygii Afgambi Ee Lagu Qaaday Xafiiska RW Rooble
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay uga hadleen arrimo...
Booliska Kenya oo baadi goobaya Ganacsade Soomaali la la’yahay
Waxaa la la’yahay ganacsade Soomaali ah oo lagu magacaabo Maxamed Xasan kaas oo 23-kii bishan laga afduubtay...
Baarlamaanka dalka Itoobiya oo meel mariyay bayaanka wadatashiga ee heer Qaran
Golaha Wakiilada Itoobiya oo kulan degdeg ah isugu yimid ayaa waxay ansixiyeen bayaanka aasaaska guddida wada tashiga ee...
Dowladda Mareykanka oo Farmaajo & Rooble ugu baaqay inay joojiyaan falalka hurin kara xiisadda
Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika ayaa faah faahin guud ka bixisay kulamo gaar gaar ah...
DF Soomaaliya oo heshiis la gaartay Midowga Afrika
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay soo geba-gabeysay shir wadatashi ah, oo ay Magaalada Muqdisho kula yeelatay Guddiga Midowga...
Faah Faahin: Al-Shabaab Oo Saakay Dagaal Kula Wareegay Degmada Balcad
Dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa arroornimadii hore ee saakay oo khamiis...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Mareykanka Kala Hadlay Amniga Iyo Doorashada
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta khadka telefoonka kula hadlay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u...
Maxkamadda Yurub oo guul taariikhi ah u gacan gelisay hooyo Soomaali ah + Sababta
Hooyo Soomaali ah ayaa guul taariikhi ah ka gaartay dowladda Norway kadib markii Maxkamadda sare ee xuquuqda aadanaha...
Mareykanka Iyo Kenya Oo Ka Wada Hadlay Arrimo Ku Aaddan Doorashada Soomaaliya
Dowladda Mareykanka ayaa baaq u dirtay hoggaamiyeyaasha Soomaalida, waxaana sidoo kale laga dalbaday in sida ugu dhaqsiyaha...
Diyaaradaha Israa’iil oo duqeymo ka geystay Suuriya
Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeyn xagga cirka ah ka geystay dekedda Latakiya ee Dalka Suuriya, taasoo sababtay waxyeello kala duwan, sida...